Qabiil iyo qurunkii qurbo yaalaa. Is qabyaaladeenta iyo qabiil isku foocida aad iyo aad bey ugu xoog badan yahey qurbaha. Waxaaana sabab uga dhigayaa in inteena badan ee qurbaha ku nool aan nahney dad shaqeysta, ku liita is-dhexgalka umaddaha ay la nool yihiin. Waxaan u badan nahney
Nolasha qurbaha, waxa ay daruufta nagu qasabtey in aan nolasha la wadaagno umaddo kala duwan, oo waxyaalo kala duwan aaminsan. Nolol la wadaaga umadahaa kala duwan, waxaa laga dhaxley in aad wax ka ogaatid waxa aad umadd ahaan ku liidataan iyo waxa aad ku fiican tihiin, oo
Kalsooni ma loo dhashaa mise waa la sameystaa Kalsoonidu waa dabeecad ku dhisan is-aaminid iyo is-ogaansho shakhsi oo ku saleysan xirfadahaaga iyo kartidaada. In aan tahey qof is yaqaan. Aqoon u leh waxa aad ku fiican tahey iyo waxaad ku liidato. Dulqaadkaaga inta uu le`eg yahey, kartidaada
Ma raggaa eedeesane ah, mise hooyaa wax kharibeysa! Gunta dhibka maxey tahey? Dhibka ugu weyn ee dagaalkii sokeeya iyo burburkii qaranimadda Soomaaliya laga dhaxley, ayaa ah fikradd ahaanteyda dhibka soo gaarey burburka quluubta iyo hamiga umadda soomlaaiyeed. Soddon-sano iyo ka badan dhibab lagu jirey, ayay maantey du