
Greenland, Svalbard, hamiga Donald Trump- iyo tartanka Arktis Greenland waa dhul aad u ballaaran oo ku yaal waqooyiga Bariga, kana mid ah meelaha caalamka ugu qabowga badan, ahna jasiiradda ugu weyn adduunka. Greenland waxay ka mid tahay dhulalka ugu muhiimsan tartanka siyaasadda caalamiga ah ee Arctic. Dadka

Gumeysiga Faransiiska – raadkiisa taariikheed iyo mustaqbalka qaaradda Afrika Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa dhawaan hadal ka jeediyay oo ku baaqay in hoggaamiyeyaasha Afrika ay u mahadceliyaan taageerada ciidanka Faransiiska ee gobolka Saaxil. Hadalkan wuxuu dhaliyay caro iyo dhaleeceyn ballaaran oo uga timid siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka

Akhristoow – ma qorsheesatay hamigaaga sanadka Cusub Akhristow, sanadkan 2025 sidee ayuu kuugu bilowday? Maxaa kuu qorsheysan oo aad ku hamiyeysaa in aad ka guul gaarto? Maxaadse kala socotaa waxa ay carruurtaada ku hamiyayaan? Qoyska ahaan- xusida iyo qiimeynta sanadka cusub iyo kan sii tagaya Sanadka 2024,

Xadgudubyada dumarka iyo carruurta lagula kacayo, ma lays weydiiyay waxa sababaya iyo waxa laga qaban karo.Horaa loo yidhi- Umadd naxariisata waa umad garasho leh- Tola`ey!.Nasiib xumo, mar kale waxaa ka dhacey dalkii dhacdooyin aad u murugo badan oo loo geystay dumarka iyo hooyooyin. Dhacdooyin aad u fool