
Gumeysiga Faransiiska – raadkiisa taariikheed iyo mustaqbalka qaaradda Afrika Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa dhawaan hadal ka jeediyay oo ku baaqay in hoggaamiyeyaasha Afrika ay u mahadceliyaan taageerada ciidanka Faransiiska ee gobolka Saaxil. Hadalkan wuxuu dhaliyay caro iyo dhaleeceyn ballaaran oo uga timid siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka