Dalna- dhalmadda caruurtaa tayo iyo tiro u leh, dalna- waa keeniiyee, tiraadaa qiimo u leh! Waxaan xasuustaa waagii aan dageneyn xeryaha qaxootiga ee Libooyo. Cabsi baa jirtey, noloshu ciriiri laheyd, hadanana habeen walbaa waxaa la maqli jirey aroos. Yaabka yaabkii! Waxaan is weyndiin jrey, Allah xagee bey